Sawirro: Diyaar garowga Ciidul Adxaa

Suuqa Islii oo la ciirciiraya dad dukaamaysanaya
Qoraalka sawirka, Suuqa Islii oo la ciirciiraya dad dukaamaysanaya
Dukaamo laga adeeganayo
Qoraalka sawirka, Dukaamo laga adeeganayo
Matoorro ayey dukaamadu shiteen si uusan ganacsiga iidda u istaagin
Qoraalka sawirka, Matoorro ayey dukaamadu shiteen si uusan ganacsiga iidda u istaagin
Carruur suuqa loo soo waday si dhar loogu iibiyo
Qoraalka sawirka, Carruur suuqa loo soo waday si dhar loogu iibiyo
Dad iibsanaya macmacaan
Qoraalka sawirka, Dad iibsanaya macmacaan
Ariga waxaa loo isticmaalaa udxiyada
Qoraalka sawirka, Ariga waxaa loo isticmaalaa udxiyada
Dadka xoolaha ka baayac mushtara suuqa ayey keeneen ari si ay uga faa'iidaystaan iidda.
Qoraalka sawirka, Dadka xoolaha ka baayac mushtara suuqa ayey keeneen ari si ay uga faa'iidaystaan iidda.
Dad ku mashquulsan dukaamaysi
Qoraalka sawirka, Dad ku mashquulsan dukaamaysi
Waddo saxmad darteed la xiran
Qoraalka sawirka, Waddo saxmad darteed la xiran
Waddo ku taalla Islii oo aad looga dukaamaysanayo
Qoraalka sawirka, Waddo ku taalla Islii oo aad looga dukaamaysanayo