BBC News, Somali - War
TOOS, Turkiga oo sheegay in ay soo rideen gantaal balastig ah oo laga soo ganay Iiraan
Wasaaradda Difaaca Qaranka ee Turkiga ayaa sheegtay in gantaal ballistic ah oo laga soo riday Iiraan kuna wajahnaa Turkiga la soo riday.
Wararka ugu waaweyn
Waa kuwee dalalka taageerada u muujiyay Iiraan?
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa beeniyay eedaymaha sheegaya inay bartilmaameedsanayaan dalalka deriska la ah.
Iran, Mareykanka iyo Koobka Adduunka ee bilaabanaya saddex bilood gudaheed
Iran kama bixin tartanka sanadkii hore markii Maraykanku duqeeyey xarumaha nukliyeerka ee dalkaas. Si kastaba ha ahaatee, rabshadaha iyo qalalaasaha hadda jira oo aad uga sii daray awgood, madaxda xiriirka kubadda cagta Iran ayaa la sheegay in ay shaki geliyeen ka-qaybgalka tartanka.
"Dhamaanba khadadkii casaa waa laga talaabay" dalalka khaliijka oo ka baaraan degaya jawaabta ay ka bixin karaan weerarrada Iiraan
Iiraan ayaa aargoosigeeda sidoo kale ku dartay dalalka carbeed ee Khaliijka, kuwaasoo u muuqda in dulqaadkii uu ka sii dhamaanayo.
Cod, Dhegeyso: Jawaabta ay xildhibaanada Puntland ka bixiyeen xarigga la taliyaha Deni oo Muqdisho lagu xiray, Muddada 4,06
Wararka ayaa sheegaya in ciidamo ay ka kaxaysteen Airport Hotel ee Muqdisho, halkaas oo uu ku sugnaa la taliyaha Siciid Deni, Axmed Cabdi Hurre
Waa maxay "sharciga awoodaha dagaalka" Kongaressku-se ma xaddidi karaa weerarrada Trump ee Iiraan?
Kongresska Mareykanka ayaa isku diyaarinaya usbuucan inuu u codeeyo qaraar qabyo ah oo xakameyn kara awoodda madaxweyne Donald Trump inuu sii wado howlgallada militari ee ka dhanka ah Iiraan isagoo aan ogolaansho cad ka helin sharci dajiyayaasha.
Maxay hogaamiyeyaasha Yurub go'aan mideysan uga yeelan waayeen Iiraan?
Dalalka Yurub waxay sheegaan inay doonayaan inay si wanaagsan u wada shaqeeyaan, laakiin waxay leeyihiin dano kala duwan.
Yaa burburiyay saddexdii diyaaradood ee dagaalka Maraykanka, sideese loo burburiyay?
Wasaaradda Difaaca ee Kuwayt ayaa Isniintii bayaan ku xaqiijisay burburka dhowr diyaaradood oo Maraykan ah. Waa markii ugu horraysay ee khasaare noocan ah uu dhaco tan iyo Sabtidii markii ay xiisaddu ka bilaabatay bariga dhexe
Ciidamada Qudus ee Iiraan: Intee Le’eg Tahay Awooddoodu?
Ciidamada Qudus ee Iiraan, Intee Le’eg Tahay Awooddoodu?
Khariidad: Duqaymaha ka dhacay Iiraan iyo Bariga Dhexe
Muuqaallo la xaqiijiyay oo laga soo duubay caasimadda Iiraan ee Tehraan ayaa muujinayay daruuro qiiq ah oo waaweyn oo cirka isku shareeray Sabtidii.
'Wax walba waa isbeddeleen': Weerarrada gantaalaha ayaa burburiyay sawirkii quruxda badnaa ee Dubai.
Sanado badan, Dubai waxay dhistay sumcad ah meel soo jiidasho leh oo loogu talagalay ajaanibta raadinaya fursadaha ganacsi iyo safarka.
Hoggaamiyeyaasha caanka ah ee Iiraan looga dilay weerarka Israa'iil iyo Mareykanka
Mas'uuliyiinta Iiraan ee lagu dilay duqeymaha ay Mareykanka iyo Israa'iil fuliyeen waxaa ka mid ahaa Hoggaamiyihii Sare ee Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei.
Muxuu yahay qorshaha ka dambeeya beegsiga hoggaamiyayaasha Iiraan?
Maraykanka iyo Israa'iil ayaa sheegay in ay awood buuxda ku leeyihiin hawada qaybo ka mid ah Iiraan, taasi oo u oggolaanaysa diyaaradahooda dagaalka in ay si ay beegsadaan bartilmaameedyada ay rabaan.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 4 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 4 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 3 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 3 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.


























































