Dhegeyso: Muxuu Cabdi Nageeye ka yiri tartanka oroddada ee guuldarrada ay kasoo gaartay Soomaaliya?
Orodyahanka caanka ah, Cabdi Nageeye oo tartanka oroddada ku matala dalka Netherlands oo BBC-da la hadlay ayaa ka falceliyay tartankii shalay ka dhacay Shiinaha.
Nasro Abuukar Cali ayaa Soomaaliya ku mataleysay tartanka oroddada ee jaamacadaha, waxaana Soomaaliya kasoo gaartay guuldarro dhalisay hadalheyn badan.
Wararka ugu waaweyn
Xul
Ugu Aqris Badan
Macluumaadkan lama heli karo
{{rankTranslation}}