Daawo: Iska hor’imaad booliska Israa’iil iyo Falastiiniyiin ku dhexmaray gudaha masjidka Al-Aqsa
Booliska Israa'iil ayaa baahiyay muuqaal muujinaya iska hor'imaad gudaha masaajidka Al-Aqsa ku dhexmaray booliska iyo dad Falastiiniyiin ah ku cibaadeysanayay masaajidka.
Booliska waxay sheegeen in aroornimadii hore ee saaka ay weerar ku qaadeen masaajidka barakeysan ee Al-aqsa kadib markii gudaha masaajidka ay isku soo xireen dad ay ku tilmaameen qas-wadayaal ku hubeysnaa baaruud, dhagxaan iyo ulo.
Falastiiniyiinta waxay in 14 qof ay waxyeello kasoo gaartay rabshadaha.