Haweeneyda shaqada u fududeysa gabdhaha sanbuuska guryaha ku kariya
Sanbuuska waa mid ka mid ah afurka Soomaalida balse sameyntiisa waxa ay u baahantahay howl adag Maama Fatxi waxa shantii sano oo uga dambeysay ay diyaarineysay Sanbuuska waxa ayna ka soo saarataa nolol maalmeedkeeda.
Wariyaha BBC da Maxamuud Cabdicasiis ayaa kula kulmay goobta ay ku sameyso sanbuuska.