Wasiir Juxa oo ka hadlay mowqifkiisa "muddo-kordhin" loo sameeyo madaxweyne Deni
Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha ee maamulka Puntland Cabdi Faarax Saciid Juxa oo waraysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in uusan qayb ka noqon doonin muddo korarsi ay samayso dowladda hadda jirta ee madaxweyne Saciid Cabdullahai Deni.
Waraysigaan waxaa wasiirka ka qaaday wariye Maxamed Xasan Dhalo.