Madaxweyne Muusa Biixi oo ka hadlay ujeedada safarka uu ku joogo Kenya

Qoraalka Muuqaalka, Madaxweyne Muusa Biixi oo la hadlay BBC Somali

Madaxweynaha Somaliland Muusa Biixi Cabdi ayaa BBC uga warramay safarka uu ku joogo Nairobi.